Cessation of US Resettlement program from Malta

The US Government recently informed UNHCR that it is ending its resettlement program from Malta.

The US will continue to process the refugees who were already referred by UNHCR Malta, but will not accept any new referrals.

UNHCR will therefore no longer interview refugees for resettlement.

UNHCR in Malta will further strengthen its integration and protection activities, including through direct engagement with refugees and beneficiaries of subsidiary protection. Together with NGOs, UNHCR will continue supporting beneficiaries of international protection in accessing their rights in Malta as well as advocating for local integration and social inclusion. It will also continue supporting and working with the Government of Malta in creating a better protection environment, including through the establishment of a functional integration policy, and finding an effective durable solution for all beneficiaries of international protection.

——————————

Dowladda Mareykanka waxay UNHCR dhowaan soo wargelisay in barnaamijka dib u dejinta Malta ay joojinayso.

Dowladda maraykanka waa ay wadi doonta halqabdka arjiyadi UNHCR ee hore u gudbisay aysan balse ogolaan doonin arjiyo cusub.

Sidaa awgeed UNHCR dib dambe ugama qaadi doonto wareysi dib u dejin qaxootida.

UNHCR ee Malta waxay sii xoojin doontaa howlahii is-dhex galka bulshada iyo magangalyada si toos ahna ula howl geli doonto qaxootida iyo ka-faa’ideystaasha sharciga badbaadinta hoosaad oo loo yaqaan ‘subsidiary’. URURADA madaxa bannaan iyado la shaqayn doonta UNHCR way wadi doonta sidey u taageeri lahayd ka-faa’ideystayaasha sharciga badbaadada caalamiga sidey xuquuqdooda uga heli lahaayeen Malta, waxayna u doodi doonta la-qabsiga iyo ka mid noqoshada bulshada. Waxay kaloo wadi doonta inay taageerto lana shaqayso dowladda Malta si loo abuuro ilaalin deegaaneed oo wanaagsan isla mar ahaantiina la asaaso siyaasad shaqaynaysa oo ku saabsan is-dhex galka, una dey-deydo dhammaan ka-faa’ideystasha sharciga badbaadada caalamiga xal waara oo dhiifoon.